Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay bartamaha Magaalada Bologna (Daawo Sawirro)

Qarax weyn ayaa ka dhacay magaalada Bologna  ee dalka Talyaaniga, sida laga Xiganayo wakaaladda ANSA kaasoo geystay khasaare xoog leh. Gaadiidka dab damiska iyo gaadiidka gurmadka deg degga ayaa ka qeyb qaatay la tacaalidda dhibaatada, Waxaa ku dhintay qaraxan illaa shan qof halka 70 kalena ay ku dhaawacmeen, iyadoo 12 ka mid ah dadka dhaawacyadu … Continue reading Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay bartamaha Magaalada Bologna (Daawo Sawirro)